Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Website-ka Radio Muqdisho Oo Dib U Habeyn Iyo Balaarin Lagu Sameeyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Website-ka Radio Muqdisho Oo Dib U Habeyn Iyo Balaarin Lagu Sameeyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Website-ka Radio Muqdisho oo ka mid ah website-yada loogu  booqashada badan yahay ayaa dib u habeyn iyo balaarin lagu sameeyay,iyadoo Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay qaab dhismeedka Website-ka Radio Muqdisho islamarkaana lagu soo kordhiyay Luqadaha Carabiga iyo English-ka oo dadka ay ka daalacan doonaan.

Agaasimaha Radio Muqdisho C/rixiin Ciise Cadow ayaa faah faahin ka bixiyay isbedelka lagu sameeyay bage-ka isagoo sheegay in la balaariyay maanta oo ah maalinta ugu horeysa  sanadka cusub ee 2015-ka dadka Soomaaliyeedna ay ka heli doonaan wararkii ugu dambeeyay oo wata sawiro oo ku qoran luqadaha Soomaaliga,English-ka, iyo Carabiga.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026

Agaasimaha Warbaahinta Qaranka C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala oo isna ka hadlay dib u habeynta lagu sameeyay Bage-ka Radio Muqdisho ayaa sheegay in mar walbo ay u taagan yihiin horumarinta Warbaahinta Qaranka iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan wararka iyo dhacdooyinka jira, waxaana uu sheegay ku soo kordhitaanka ay ku soo kordhiyeen luqadaha website-ka in ay tahay in dadka ajaanibta ee ku sugan dalka iyo dibadda in ay helaan dhacdooyinka iyo wararka jira.

vlcsnap-2015-01-01-22h37m36s157 vlcsnap-2015-01-01-22h37m47s38 vlcsnap-2015-01-01-22h37m56s120 vlcsnap-2015-01-01-22h38m23s122 vlcsnap-2015-01-01-22h38m28s173 vlcsnap-2015-01-01-22h38m33s231 vlcsnap-2015-01-01-22h38m37s18 vlcsnap-2015-01-01-22h38m47s108 vlcsnap-2015-01-01-22h38m58s229 vlcsnap-2015-01-01-22h39m23s207 vlcsnap-2015-01-01-22h39m41s140 vlcsnap-2015-01-01-22h39m57s47

Previous Post

Tottenham oo Xasuuqday Kooxda Chelsea oo Hogamineysay Horyaalka

Next Post

Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Next Post
Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Howlgallada lagu sugayo amaanka caasimadda oo la kordhiyay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka qayb galay kulan loogu duceynayay Marxuum Axmed Cali Cigaal

August 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qayb galay kulan duco iyo...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Indonesia

August 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

August 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang...

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA OO TABABAR U SOO XIRAY CIIDAMO KA TIRSAN DANAB

August 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In