Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AMISOM oo deeq dawo ah gaarsiisay cisbitaalka Baledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
AMISOM oo deeq dawo ah gaarsiisay cisbitaalka Baledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Midowga Africa ee AMISOM ayaa maanta deeq dawo ah gaarsiiyay cisbitaalka magaalada Baledweyne ee xarunta Gobalka Hiiran si wax loogu qabto bukaanada ku jira cisbitaalka.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay gudaha cisbitaalka ayaa waxaa ka hadlay Taliye ku-xigeenka qeybta afaraad ee ciidanka AMISOM ee gobolka Hiiraan Col. Maria Bayane oo sheegay in deeqda oo kooban 80 kartoon oo daawo ku wareejiyeen guddoomiyaha gobolka Hiiraan, isagoo sheegay in daawooyinka ay ugu talagaleen in lagula tacaalo xaaladda caafimaad ee bukaannada ku jira cisbitaalka.

Related posts

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Cabdifataax Xasan Afrax oo isna deeqda ku wareejiyay agaasimaha cisbitaalka Baledweyne Dr. Axmed Maxmed ayaa ciidanka AMISOM uga mahadceliyay deeqda daawada ah ee ay cisbitaalka soo gaarsiiyeen, isagoo hay’adaha samafalka ka codsaday inay kaalmo deg deg ah la soo gaaraan cisbitaalka Baledweyne.

Dr. Axmed Maxamed Khaliif ayaa xusay in kaalmadan ay ku soo beegantahay xilli ay baahi weyn u qabeen, isla markaana wax ka tari doonto baahida daawo ee ka jirta cisbitaalka, isagoo intaa ku daray in cisbitaalka ay jiifaan bukaanno qabo xanuuno kala duwan.

Previous Post

Saldhigga booliska ee deegaanka Xeraale oo u baahan dib u habeyn

Next Post

Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay Jowhar

Next Post
Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho

Kulan looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka oo lagu qabtay Jowhar

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In