Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Barnaamujka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirka IGAD oo Sabti Muqdisho ka furmaya,(Dhageyso+Sawirro) 9/01/2015

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka Raadiyahaa
0
Barnaamujka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirka IGAD oo Sabti Muqdisho ka furmaya,(Dhageyso+Sawirro) 9/01/2015
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay shirka wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD iyo faa’iidada ugu jirta Soomaaliya.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa Maxamed Jaamac Cali oo ah diblomaasi, ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda, afhayeenka wasaaradda amniga iyo wasiirkii hore ee warfaafinta Inj. Yariisoow, kuwaasoo falan qeyn dheer ku sameeyay wax yaabaha ka soo bixi doona shirka IGAD ee beri ka furmi doona Muqdisho.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Munaasabadda 65-Guurada Aasaaskooda

April 12, 2025
Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

Dowladda Aljeeriya oo soo badbaadisay tahriibeyaal Soomaaliyeed

April 12, 2025

Magaalada Muqdisho ayaa 24 sano kadib martigelineysa shirka IGAD, iyadoo maanta wasiirrada arrimaha dibadda ee wadamada IGAD ay ku soo qul qulayaan magaalada. 09/01/2015.

Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa adkeeyay ammaanka magaalo madaxda Muqdisho.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/BAR-KULANKA-JIMCAHA-08.01.2015-sax.mp3

DSC02620

DSC02624

DSC02631

DSC02632

DSC02634

DSC02635

DSC02639

DSC02641

DSC02642

DSC02643

DSC02646

DSC02648

DSC02650

DSC02657

Sawir qaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Wasiirka arrimaha dibadda Djabuuti oo soo gaaray Muqdisho

Next Post

Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo saaxibadeeda IGAD’akhriso’

Next Post
Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo saaxibadeeda IGAD’akhriso’

Xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo saaxibadeeda IGAD'akhriso'

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

Guddoomiye Cabdi Cali oo loo doortay Madaxweyne kuxigeenka CECAFA

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

Xeerka Shaqada Soomaaliyeed oo maanta si rasmi ah loo daah furay

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

Munaasabad lagu soo dhaweynayo Wasiirka Warfaafinta XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu qabtay dalka UK

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

Soomaaliya oo sanadkan ka qayb galaysa dhoolla-tuska badda ee dalalka caalamka

February 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In