Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda Capital oo maanta u fariisatay Imtixaanka Teeramka koobaad ee sanadka 2014-2015 (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacadda Capital oo maanta u fariisatay Imtixaanka Teeramka koobaad ee sanadka 2014-2015 (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ardayda wax ka barata Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta u fariisatay imtixaanka Teeramka koobaad ee sandka 2014-ka iyo 2015.

Ardayda maanta u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Capital ayaa ka koobnaa 838 kuwaasoo 573 ka mid ah wiilal yihiin halka 265 kalena ay gabdho yihiin.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Sidoo kale ardayda imtixaanka u fariisatay ayaa wax ka barta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Capital, kuwasoo oo kala ah Caafimaadka, maamulka iyo dhaqaalaha, Puplic health, Ners, Sharciyada, machadka luqadaha iyo dhaqanka iyo IT.

Ku simaha gudoomiyaha Jaamcadda Capital Dr. Axmed Gacal Cali “Carabow” ayaa ugu hambalyeeyay ardayda imtixaanka ay u fariisteen, isagoo u rajeeyay in ay ku guuleeystaan imtixaanka, wuxuuna kula dardaarmay ardayda iney ku dadaalaan waxbarashada.

DSC02662

DSC02663

DSC02664

DSC02665

DSC02666

DSC02667

DSC02668

DSC02669

DSC02670

DSC02671

DSC02672

DSC02673

DSC02674

DSC02675

DSC02676

DSC02677

DSC02678

DSC02680

DSC02682

DSC02683

DSC02684

DSC02686

DSC02687

DSC02688

DSC02689

DSC02690

DSC02693

DSC02694

DSC02695

DSC02696

DSC02697

DSC02699

DSC02700

DSC02701

DSC02702

DSC02703

DSC02704

DSC02705

DSC02707

DSC02710

DSC02713

DSC02714

DSC02715

DSC02716

DSC02717

DSC02720

DSC02721

DSC02723

DSC02724

DSC02726

DSC02727

DSC02728

Previous Post

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda IGAD oo Goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho{SAWIRRO}

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In