Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha dibadda ee IGAD oo si nabadgelyo ah uga dhoofay dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda IGAD oo Goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD oo shirkoodii caadiga ahaa ugu soo gabo gaboobay Muqdisho ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde.

Sii hayaha Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo dibloomaasiyiin kale ayaa sagootiyay Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka IGAD, kuwaasi oo si nabad gelyo ah uga dhoofay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo dib ugu laabtay dalalkii ay ka yimaadeen.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wafdiga ayaa waxa ay socod ku mareen qeybo ka mid ah Muqdisho, halkaasi oo la adkeeyay amniga, waxaana ay dowladda uga mahadceliyeen xaqiijinta amniga caasimadda iyo horumarada kale ee ay dowladdu ku talaabsatay.

Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo sagootinta kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirka Wasiirada Arrimaha dibadda ee IGAD uu ka mid ahaa in bisha March ee sanadkan gudaha caasimadda lagu qabto shirka Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD, waxaana uu intaa ku daray in shirkii maanta ay Soomaaliya u tahay guul taariikhi ah.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Shirkii Wasiirada Arrimaha dibedda ee IGAD

Next Post

Ciidanka amniga oo ku guuleystay inay fur furaan waxyaabo qarxo oo macmal ah “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka amniga oo ku guuleystay inay fur furaan waxyaabo qarxo oo macmal ah “SAWIRRO”

Ciidanka amniga oo ku guuleystay inay fur furaan waxyaabo qarxo oo macmal ah "SAWIRRO"

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In