Wararka ka laga helayo xarumaha caafimaadka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ayaa tilmaamaya in 48-saac ee ugu dambeysay ay goobaha caafimaadka ugu geeriyoodeen 15 ruux oo u badan carruur, kuwaasi oo uu soo ritay cudurka shuban biyoodka ah.
Saraakiisha caafimaadka ee Badhaadhe ayaa sheegay in daawo laโaan ay ka jirto magaalada, maadaama ay isa soo tarayaan dadka uu soo ridanayo cudurka, waxaana ay codsadeen in gurmad lala soo gaaro dadka uu soo ridanayo cudurka shuban biyoodka ah.
Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubada Hoose Aadan Maxamed Kismaayo ayaa ku soo waramay in magaalada ay ka jirto xaalad beniโaadanimo oo aad u liidato, isla markaana ay bulshada ku dhaqan codsadeen in gar gaar dhan waliba leh lala soo gaaro.
Todobaadkii tegay ayay markii deeq dawo ah la gaarsiiyay isbitaalka magaalada, balse ay dhaqaatiiru sheegeen in ay yaraatay dawada sababo la xiriira dadka uu soo ritay cudurka shuban biyoodka oo aad u soo kordhay.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...












