Thursday, April 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad  Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barlamaanka Soomaaliya kulan ay maanta ku tyeesheen xarunta golaha Shacabka waxaa ay soo geba gebeeyeen akhrinta labaad ee Hindise-sharciyeedka Hanti Dhowrka guud ee Qaranka kaas oo horey loogu soo gudbiyay golaha shacabka.

Kulanka Barlamaanka ee maanta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Hanti Dhowraha Qaranka Dr Nuur Jimacaale Faarax iyadoo mudaniyaasha golaha shacabka ay su’aalo weydiiyeen Hanti dhowraha Qaranka.

Related posts

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026

Hindise-sharciyeedkan ayaa dhowaan waxaa Barlamaanka Soomaaliya uu dib ugu celiyay guddigga Maalliyadda ee Barlamaanka, waxaana mudaniyaasha ay ka dhiibteen tallooyinka wax ku oolka ah iyagoo sidoo kale soo jeediyay in qodobada qaar wax laga bedelo.

Xoghayaha Guddigga Maalliyadda iyo la Xisaabtan hay’adaha dowladda Xildhibaan Cismaan Xaaji Cali ayaa sheegay in mudanayaasha golaha shacabka looga baahanyahay in ay qodab qodab uga hadlaan 37 qodob oo uu Hindise sharciyeedkan ka kooban yahay.

Dr Nuur Jimacaale Faarax Hnati dhowraha Qaranka ayaa Xildhibaanada ka codsaday in ay meel mariyaan Hindise sharciyeedkan si loo dardargeliyo howlaha canshuuraha iyo dakhli aruurinta.

Afhayeenka Barlamaanka Madune Maxamed Sheekh Cismaan ‘Jawaari’ oo kulanka maanta shir gudoominaayay ayaa faray Hanti Dhowraha iyo guddiyada Madax banaan in Dastuuriyan loo baahan yahay in sanadkii mar ay Xildhibaanada horkeenaan wax qabadkooda.
Hindise sharciyeedkan ayaa gudoonka Barlamaanka waxaa uu qorsheeyay in la soo geba gebeeyo ka hor Kalfadhiga 5 aad ee Barlamaanka.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya”sawiro”

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post
RadioMogadishu_logo

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

Degmada Waaberi oo lagu qabtay kulanka la dagaallanka maandooriyaha

April 29, 2026
0

Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo daahfuray shirka Taliyeyaasha EAC

April 29, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

Koofur galbeed, albaabka Iftiinka Dimuquraadiyadda. 

April 29, 2026
0

koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

Hogaamiye Koonfur Galbeed oo Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay

April 29, 2026
0

Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In