Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Ciyaartoy Soomaali ah oo ku guuleystay Koobka Jaaliyadaha ee Dowladda Suudaan qabato

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Ciyaartoy Soomaali ah oo ku guuleystay Koobka Jaaliyadaha ee Dowladda Suudaan qabato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaartoyda Qaranka Jaaliyadda Soomsaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa iyagu Guul Taariikhi ah Ka keenay koobka Jaaliyadaha oo ay soo agaasintay Wasaarada Dhalinyarada iyo Isboortiga Dalka Suudaan, Waxana Finalka isugu yimid Ciyaartoyda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Iyo Xidigaha Jaaliyadda Wadanka Senegal kuwa oo Guuldaro Qaraar ka gudoomay Wiilasha magaceena Hooyo sare uqaaday kuwaa oo iyagu 4 Gool ugu awood sheegtay Wadanka Senegal Xidigihii matalayay.
Afar dhamaadkii ayaa Xidigaha Qarankeena matalayay waxa ay finalka ugu soo talaabeen guul ay kaheleen Jaaliyadda Wadanka Itoobiya oo looga badshay Sadaxleey uu kadhaliyay Ciyaaryahan Naciim Oo afar dhamaadkii ahaa Guul Wade Qaran .
Sidoo Kale Waxa Senegal afar Lugoole Messi ku noqday Xidiga Da’ada Yar C/Khaaliq oo isagu gaga Maran kaga Tagay shabaq dhowraha Wadanka Senegal iyo Difaaciiba kadibna Shabaqa kubbad qurux Badan Dhax qotonshay .
Guushaan Xulka Jaaliyadeenu soo hoyay ayaa laceyna Guulaha taariikhiga ah oo Geesiyada Soomaliyeed ku Caanka yihiin waxaana in badan oo Soomali ah layaaban yihiin in xidigaha Sudan ka ciyaaro ee Soomaliyeed ay gaareen guulo aysan keenin Ciyaartooy Wadamadodu ku hormareen Kubbada Cagta Marka loo eego sida ay uga dhisan yihiin.

By: Maxamed Ciise Koonaa.
Khartoum – Suudaan

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023
Previous Post

Jaaliyadda Norway oo baaq nabadeed beelo dagaallamay u jeediyey (Daawo)

Next Post

Dowladda oo xuseysa maalinta Far-Soomaaliga

Next Post
Dowladda oo xuseysa maalinta Far-Soomaaliga

Dowladda oo xuseysa maalinta Far-Soomaaliga

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In