Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray bahda saxaafadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo hambalyo u diray bahda saxaafadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War saxaafadeed 21 January 2015:
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka haweenka suxufiiyiinta Soomaaliyeed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay maalinta saxaafadda Soomaaliya oo ku beegan 21 January 2015.

Sanad kasta 21 Janaayo waxaa loo dabaal dagaa maalinta saxaafadda Soomaaliya ,ururka haweenka suxufiyiinta Soomaaliyeed sanadkani waxa uu ugu dabaal dagayaa maalinta saxaafadda Soomaaliyeed in uu shaaca ka dhigo dhibaatooyinkii saxaafada ku dhacay sanadkii 2014 kii .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

War-saxaafadeedkan waxa aan ku cadeynaynaa in saxaafada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa dhinac kasta uu dhib ka heysto ,taasina ey sabab u tahay dalka oo mudo ku dhaw rubuc qarni ku jira dhibaantooyin ay amni daro qeyb ka tahay.
Sanadkii 2014 waxa uu ahaa sanad saxaafada murugo iyo farxadba ay la kumeen wallow sanado badan oo la soo dhaafey ay yaro dhaamaan ,

Waxaa siyaabo kala duwan loo dilay suxufiyiin ka howlgala idaacadaha ku yaalla dalka Soomaaliya, waxaa siyaabo kala duwan u dhaawacmay wariyaal ka howlgala warbaahinta ka shaqeysa Soomaaliya ,waxa laga xusi karaa Agaasimaha Qeybta Muqdisho ee Television Somali Channel ,C/risaaq Black iyo kuwa kale .waxaa xabsi la dhigay suxufiyiin iyo maamulayaal idaacadeed, kaddib markii lagu eedeeyay in qal qal amni abuureen.

Guulihii la gaaray waxaa ka mid ahaa in sharcigii saxaafadda ee dowladda iyo warbaahinta kala hagi lahaa meel wanaagsan la gaarsiiyay, iyo in haween badan oo suxufiyiin ah ay wax ku yeesheen miiska goโ€™aan gaarista talada warbaahinta, Warsaxaafadeedka waxa aan ku soo gunaanudeenaa in dowladda ay si wanaagsan ula dhaqanto saxaafadda, warfidiyeenadana ay noqdaan kuwa dareema masโ€™uuliyada dalka iyo dadka ka saran oo wax ay bulshada u tebinaayaan ay ka eegaan dhanka horumarka dalka.

—DHAMAAAD—-

Previous Post

Kulan wacgelin ah oo loo qabtay umulisooyinka degmada Jowhar

Next Post

Madaxweyne Xasan โ€œDowladdu ma ogolaan doonto in carruurta loo adeegsado colaaddaโ€

Next Post
Madaxweyne Xasan โ€œInta uusan dhamaan sanadkan Madaxweyneyaasha Urur Goboleedka IGAD shir ayay ku yeelan doonaan Muqdishoโ€

Madaxweyne Xasan โ€œDowladdu ma ogolaan doonto in carruurta loo adeegsado colaaddaโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In