Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro,Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyay amiirka cusub lana kulmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sawirro,Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyay amiirka cusub lana kulmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

24 January, 2015, Riyadh:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaan tacsi ah ugu tegey qasriga boqortooyada Sacuudiga ee magaalada Riyadh, Boqorka cusub Boqor Salman Bin Cabdulcaziiz, isagoo uga tacsiyeynaya geeridii boqorkii hore, Cabdalla Bin Cabdulcaziiz oo shaley la aasey.

Madaxweyne Xasan ayaa boqorka u sheegay in shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay si aad ah uga xun yihiin geerida boqorkii hore, isla markaana uu ahaa shakhsi ka tegey dhammaan dunida Muslimka, lana tebi doono talooyinkiisa iyo doorkii uu ku lahaa siyaasadda caalamka.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

February 10, 2026

โ€œGeerida Boqor Cabdalla si weyn ayay inoo taabatey, waxaa uu ahaa saaxiib, walaal iyo hoggaamiye ay ku tashtaan umadda Soomaaliyeed, Ilaahay ayaan ka baryayaa inuu jannadii fardowsa ka waraabiyo idinkuna samir iyo iimaan idin ka siiyo.

Madaxweynaha ayaa isla goobtaasi ugu tacsiyeeyey madax kale oo sare oo ka tirsan Booqortooyada Sacuudiga, isagoo u sheegay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed murugada geerida Boqor Cabdalla la qeybsanayaan shacabka Sacuudiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha caalamka ee dalka Sacuudiga u jooga tacsida boqorka geeriyooday Cabdalla Bin Cabdulcaziiz.2

3

1

4

Previous Post

Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga oo ka socoto garoonka Aadan Cadde

Next Post

DAAWO: Amniga magaalada Muqdisho oo la adkeeyay

Next Post
DAAWO: Amniga magaalada Muqdisho oo la adkeeyay

DAAWO: Amniga magaalada Muqdisho oo la adkeeyay

๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐ฅ๐ข ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐€๐๐๐ข๐ฌ ๐€๐›๐š๐›๐š ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ญ๐ก๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐ญ๐ก ๐€๐” ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali has arrived in Addis Ababa to participate in the...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray Terminal cusub oo garoonka laga hirgeliyay

February 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Terminaalka cusub ee Arimas, oo laga...

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

Soomaaliya iyo Algeria oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo labada dhinac ah

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, iyo Wasiirka Cadaaladda dowladda Aljeeriya, Mudane Lotfi Boudjemaa, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Col. Wills

February 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay U Qeybsanaha Arrimaha Difaaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In