Saturday, May 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulalka Equatorial Guinea iyo Congo oo u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Xulalka Equatorial Guinea iyo Congo oo u Soo Baxay Wareega Labaad ee Koobka Qaramada Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Marti galinayo koobka qaramada afrika ee Equatorial Guinea iyo xulka Congo ayaa u soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika.

Labadan xul ayaa ka soo baxay Group-ka koowaad ee (A).

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Xulka Equatorial Guinea oo ah dalka marti galinayo koobka ayaa u soo baxay wareega labaad,ka dib markii uu 2-0 uga badiyay xulka Gabon.

Labada gool ayaa waxaa qeybtii danbe ee ciyaarta u kala dhaliyay xulka Equatorial Guinea ciyaaryahan Javier Balboa oo gool rigoore ahaa u dhaliyay iyo ciyaaryahan Iban Salvador Edu.
celee

Xulka Equatorial Guinea ayaa shan dhibcood ugu soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika.

Sidoo kale xulka Congo ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad ee Group-ka A,ka dib markii uu 2-1 uga badiyay xulka Burkina Faso.

Xulka Congo ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Thievy Bifouma iyo Fabrice N’Guessi Ondama.

Xulka Burkina Faso ayaa waxaa goolka kaliya u dhaliyay ciyaaryahan Aristide Bance.

Xulka Congo ayaa todobo dhibcood ugu soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika.

Xulka Congo ayaa markii u horeysay ilaa sanadkii 1992-dii u soo baxay wareega labaad ee koobka qaramada afrika.

Previous Post

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Fiorentina iyo Roma oo Bareejo Ku Kala Baxay

Next Post
Fiorentina iyo Roma oo Bareejo Ku Kala Baxay

Fiorentina iyo Roma oo Bareejo Ku Kala Baxay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo Golaha Mustaqbalka ku casuumay kulan wadatashi ah

May 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

Ku-simaha Wasiirka Shaqada XFS oo ka qeybgashay Xuska Maalinta Shaqaalaha

May 2, 2026
0

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay 1-da May oo lagu qabtay Muqdisho

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Dowladda Soomaaliya oo ammar ku bixisay in laga guuro dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

May 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In