Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadin Soomaaliyeed oo codsaday in gargaar caafimaad loo fidiyo”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muwaadin Soomaaliyeed oo codsaday in gargaar caafimaad loo fidiyo”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhammaan dadka jecel kheyrka waxaa laga codsanayaa in ay caawiyaan walaalkeen Sheekh Cali Cabdulaahi Aadan oo ah muwaadin Soomaaliyed oo in muda ah la xanuunsanaa cudur ka haleeley maqaarka waxaana muwaadinkan uu ka soo jeedaa qoys danyar ah oo ku nool magaalada Muqdisho.

Wariyaheena Nuur Saciid Tahliil Axmed oo muwaadinkan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sheekh Cali Cabdulaahi Aadan oo kamid ah culumada Soomaaliyed isla markaana si wanaagsan u yaqaana diinta islaamka ku booqday hoygiisa oo ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa ehelka Sheekh Cali waxaa ay u sheegeen in xanuunkiisa ka hor uu ahaa qofka kali ah oo qoyska nolal maalmeedka u raadin jiray.

Related posts

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026

Sheekh Cali Cabdulaahi oo ah muwaadinka xanuunsanaya ayaa sheegay in xilliga kuleylka uu dhib weyn ku qabto isagoo intaa ku daray in xilliga kuleelaha marka uu doonaayo in uu weysa qaato maqaarkiisa uu raacaayo biyaha.

Dhakhaatiirka gudaha dalka ka howlgasha ayaa Sheekh Cali u sheegay in xanuunkiisa aan wax ka qaban karin isla markaana ay kula taliyeen in Isbitaalo dibadda ah uu raadsado hase yeeshee uusan taa awoodin.
Sheekh Cali Cabadulaahi Aadan oo inta muddo ah la daalaadhacayay xanuunkan ayaa codsaday in gargaar caafimaad loo fidiyo.

vlcsnap-2015-01-27-12h44m56s16

vlcsnap-2015-01-27-12h45m06s118

vlcsnap-2015-01-27-12h45m20s14

vlcsnap-2015-01-27-12h45m48s170

Previous Post

Wasaaradda Maalliyadda oo sheegtay in la kordhinaayo qaadista canshuuraha

Next Post

Barlamaanka oo soo gunaanaday akhrinta sadexaad ee Hindise sahrciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Next Post
DAAWO-Barlamaanka oo soo geba gebeeyay akhrinta labaad  Hindise sharciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Barlamaanka oo soo gunaanaday akhrinta sadexaad ee Hindise sahrciyeedka Hanti dhowrka Qaranka

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

Mudanayaasha Golaha Shacabka oo ansixiyey Hindise-Sharcyeedka Iskaashiga Garsoorka Caalamiga ah

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In