Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha oo Daah furtay koobka Kubadda Koloyga Janaraal Daa’uud oo xili habeen ah la ciyaarayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha oo Daah furtay koobka Kubadda Koloyga  Janaraal Daa’uud  oo xili habeen ah la ciyaarayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano kadib xilli habeen ah la ciyaarayo.

Tartanka caawa waxaa daah furay kooxaha kubadda kolayga ee Heegan iyo Plasma, waxaana furitaanka ciyaarta goob joog ka ah marwada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, madaxda guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS, maamulka xiriirka Soomaaliyeed ee kubbada Kolayga iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Groonka kubbada kolayga ee Wiish ayaa waxaa caawa soo buux dhaafiyay taageerayaal iyo dadweyne aad u farabadan oo usoo daawasho tegay ciyaarta.

Dadweynaha caawa ku sugan garoonka kubadda kolayga ee Wiish ayaa muujinaya sida ay ugu faraxsanyihiin in tartamada kubbada kolayga, xilli habeen ah lagu ciyaaro magaalada Muqdisho.

Marwada madaxweynaha oo ka hadashay furaanka tartanka caawa ayaa khudbad qiiro leh halkaasi ka jeedisay halkaasi, waxeyna aad ugu amaantay xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kolayga, in 24-sano kadib ay suurtageliyeen in ciyaaraha kubadda kolayga xilli habeen ah lagu ciyaaro magaalada Muqdisho.

Sidoo kale marwada madaxweynaha ayaa sheegtay in ciyaaraha lagu qabanayo muqdisho xilli habeen ah ay taasi muujinayso nabadda ka aslaaxday magaalada Muqdisho.

Marwada Madaxweynaha ayaa khudbadeeda kadib si rasmi ah u furtay tartanka ciyaaraha Koobka Jemeraal Daa’uud oo lagu qabanayo garoonka kubadda Kolayga ee Wiish.

Previous Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa “SAWIRRO”

Next Post
Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa “SAWIRRO”

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In