Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amba Cali Ameriko oo Maanta Kormeeray Suuqyada Xaafada Ilsii Kana Dukaameystay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Amba Cali Ameriko oo Maanta Kormeeray Suuqyada Xaafada Ilsii Kana Dukaameystay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta kormeer ku yimid xaafada Islii oo ay soomaali badan deganyihiin kuna ganacsadaan.

Ujeedada kormeer safiirka ee xaafada Islii ayaa aheyd u kuur galidda xaaladaha ammaanka iyo ganacsiga ee xaafada.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026

Safiir Cali Ameriko ayaa waxaa xaafada ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan xafiiska xildhibaanka laga soo doorto Count-ga Kamakunji oo ay ka tirsantahay xaafada Islii.

Safiir Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ku soo wareegay suuqyada waaweyn ee xaafada Islii,isagoo halkaasi ka dukaameystay.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur ayaa sidoo kale fariistay goobaha lagu shaaxeeyo oo ku yaala xaafada Islii,isagoo halkaasi kula kulmay kulana sheekeeystay odoyaasha xaafada.

Odoyaasha iyo wax garadka xaafada Islii ayaa soo dhaweeyay kormeerka uu maanta safiirka ku yimid xaafada,waxana ay ugu baaqeen safiirka in aysan noqon booqashadii ugu dambeysay oo uu mar kasta yimaado xaafada si uu ula socdo xaaladaha ka jira xaafada.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa ku amaanay xildhibaan Yuusuf Xasan oo wax badan ka qabtay dhismaha wadooyinka xaafada Islii,kuwasi oo kor u qaaday ganacsiga xaafada.

Ambassador Cali Ameriko ayaa ugu baaqay dadweynaha in ay ka ganacsadaan oo ay ka dukaameystaan xaafada Islii.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa mar kasta soo booqdo xaafada Islii oo ay Soomaalidu degantahay si uu uga war haayo xaaldaha xaafada.
IMG_5946

IMG_5948

IMG_5949

IMG_5950

IMG_5958

IMG_5959

IMG_5968

IMG_5970

IMG_5988

IMG_5991

IMG_5998

IMG_6002

IMG_6021

IMG_6022

IMG_6023

IMG_6030

IMG_6031

IMG_6032

IMG_6046

IMG_6048

IMG_6065

IMG_6067

IMG_6068

IMG_6069

IMG_6070

IMG_6080

IMG_6086

IMG_6087

IMG_6094

IMG_6095

Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi(Somali)

Previous Post

Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Xuseen Kadare

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Geerida Iyo Taariikhda Dr Kadare “VIDEO”

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Geerida Iyo Taariikhda Dr Kadare “VIDEO”

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In