Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Chelsea oo Soo Dhameystirtay La Soo Wareegitaanka Ciyaaryahan Juan Cuadrado “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Chelsea oo Soo Dhameystirtay La Soo Wareegitaanka Ciyaaryahan Juan Cuadrado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaaryahan Juan Cuadrado ayaa si rasmi ah ugu soo biiray kooxda Chelsea,isagoo ka soo tegay kooxda Fiorentina ee dalka talyaaniga.

Kooxda Chelsea ayaa ciyaaryahan Juan Cuadrado ku soo iibsatay lacag dhan 35 million oo euro,inkastoo ra’iisul wasaaraha dalka talyaaniga Matteo Renzi uusan ansaxin iibka ciyaaryahakan.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Juan Cuadrado oo 26-jir ah ayaa afar sano iyo bar qandaraas ah u saxiixay kooxda Chelsea.
Juan 2

Juan
ch

Juan

Ciyaaryahan Cuadrado ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay,kana mahad celinayo fursada loo siiyay in uu u ciyaaro kooxda Chelsea oo hogaamineyso horyaalka ingiriiska.

Ciyaaryahan Cuadrado ayaa intaasi ku daray in ay tahay riyo u rumowday in uu ku soo biiro kooxda Chelsea oo uu hogaamiyo macalin Jose Mourinho.

Ciyaaryahan Cuadrado ayaa 26-gool u dhaliyay kooxda Fiorentina 106-kulan oo uu u ciyaaray.

Ciyaaryahan Juan Cuadrado ayaa sanadkii 2012 ku soo biiray kooxda Fiorentina,isagoo ka tegay kooxda Udinese.

Previous Post

Ciyaaryahan Harry Kane oo Qandaraas Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

Next Post

Southampton oo Kooxda Benfica Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Filip Djuricic

Next Post
Southampton oo Kooxda Benfica Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Filip Djuricic

Southampton oo Kooxda Benfica Kala Soo Wareegtay Ciyaaryahan Filip Djuricic

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In