Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo u Soo Dhawaatay Real Madrid,Ka Dib Markii ay Xasuuqday Athletic Bilbao “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo u Soo Dhawaatay Real Madrid,Ka Dib Markii ay Xasuuqday Athletic Bilbao “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Athletic Bilbao ayaa waxaa garoonkeeda San Mamés 2-5 uga badiyay kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Lionel Messi iyo Luis Suarez,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Messi cele

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

MessiMesi celeeMesi celeLuis cele
Luis celee
Ciyaaryahan Oscar de Marcos ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta goolka sedaxaad ka dhaliyay kooxdiisa Athletic Bilbao.
Ciyaaryahan Neymar ayaa goolka afaraad u dhaliyay kooxda Barcelona.

Kooxda Athletic Bilbao ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Mikel Rico iyo Aritz Aduriz.

Garsoorihii ciyaarta Antonio Mateu ayaa Ciyaaryahan Xabier Etxeita kaarka casaanka ah u taagay kooxda Athletic Bilbao.

Ciyaaryahan Pedro Rodriguez ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka shaanad u dhaliyay kooxda Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa hal dhibic u soo jirsatay kooxda Real Madrid oo hogaamineysa horyaalka Spain ee La Liga,waxana ay leedahay 53-dhibcood,halka kooxda Athletic Bilbao ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-aad,iyadoo leh 23-dhibcood.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee Sanadka 2015 “SAWIRRO”

Next Post
Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee Sanadka 2015 “SAWIRRO”

Xulka Ivory Coast oo Ku Guuleystay Koobka Qaramada Afrika ee Sanadka 2015 “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In