Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso leh oo ka hadlaya xaaladaha dalka kuwooda ugu saameynta badan.
DAAWO:- Madaxweynaha JFS oo Afur ku maamuusay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Afur ah ku maamuusay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Maxamuud...