Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay masuuliyiinta dowladda ee ku sugan Dhuusamareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad lagu soo dhaweynayay masuliyiinta dowladda ee ku sugan degmada Dhuusamreeb oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, saraakiil iyo xubno ka tirsan xukuumadda ayaa xalay lagu qabtay degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda Cabdiraxmaan Tuuryare oo ka mid ahaa masuuliyiinta soo dhaweynta loo sameeyay ayaa tilmaamay in bulshada ku nool Dhuusamareeb ay waqti badan ku bixiyeen sidii ay ammaankooda u wanaajin lahaayeen, ayagoo dhowr dagaal oo difaac ah magaalada kula galay kooxda Al-Shabaab ee argagixisada ah.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wuxuu tilmaamay in hay’adda nabad sugiddu ay ka qeyb qaadan doonto sugidda ammaanka iyo ka hortagga kuwa nabadda gobolka dhibka ku haya, sidoo kale wuxuu bulshada degaanka uga mahad celiyay sida ay u soo dhaweeyeen masuuliyiinta dowladda.

Wasiiru-dowlaha madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiisha ciidamada XDS iyo booliska ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii ka qeyb galay xafladda.

Kooxo fannaaniin ah iyo xubno ka tirsan bulshada ayaa ayaguna madasha ka muujiyay sida bulshada gobolku ay diyaar ugu yihiin in ay dib u dhistaan degaanka isla markaana ay dowladda taageeraan.

Previous Post

Madaxweynaha oo ku wajahan Dhuusamareeb

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb galay kulan ardayda Soomaaliyeed ku yeesheen Ankara

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb galay kulan ardayda Soomaaliyeed ku yeesheen Ankara

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo ka qeyb galay kulan ardayda Soomaaliyeed ku yeesheen Ankara

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In