Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaaladda Guriceel oo deggan kaddib markii ay saakay weerareen maleeshiyaad hubeysan-DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Cirfo “Mashaariic dib loogu dhisayo adeegyadii bulshada ayaa gobolka ka socda”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal subaxnimadii hore ee maanta ka dhacay duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galguduud.

Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho ayuu ku sheegay in maleeshiyaad ka goostay ASWJ ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada dowladdu ku lahaayeen duleedka Guriceel, kaddibna ay dib u laabteen markii ay ciidamadu iska caabiyeen.

Related posts

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026

Guddoomiye Cirfo ayaa sheegay in maleeshiyaadkan ay muddooyinkii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen meel 70km u jirta degmada Guriceel. Wuxuuna ku eedeeyay inay doonayaan inay ammaanka gobolka qalqal galiyaan.

Wasiiru-dowlaha madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad iyo saraakiil kale oo ku sugnaa degmada Dhuusamreeb ayaa gaaray degmada Guriceel, ayadoo ay imminka xaaladdu deggan yahay.

Qeybta hoose ka dhagayso wareysiga guddoomiyaha gobolka Galguduud Xuseen Cali Wehliye.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/02/Gudoomiyaha-Gobalka-Galgaduud-Cirfo.mp3
Previous Post

Kudhawaad shan boqol oo qof lagu soo qabtay howl-gal laga sameeyay Xamarweyne-DHAGAYSO

Next Post

Soomaali ka qeyb galay shir dhallinyaro oo lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay

Next Post
Soomaali ka qeyb galay shir dhallinyaro oo lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay

Soomaali ka qeyb galay shir dhallinyaro oo lagu qabtay xarunta Qaramada Midoobay

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

Kulanka Ciidanka Boliiska oo looga hadlay amniga iyo qodobbo kale oo muhiim ah

April 17, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan C/Laahi ayaa shirguddoomiyay kulan todobaadle ah oo loo qabtay saraakiisha  hoggaanada ciidanka Boliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In