Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro” muuqaal-Wasiirka cusub ee haweenka oo xilka la wareegtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
“Sawirro” muuqaal-Wasiirka cusub ee haweenka oo xilka la wareegtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo ah mid ay xilka kula Β wareegeysay wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka islamarkaana ay ka qeyb-gashay Β wasiirkii hore ee wasaarada haweenka iyo xaquuqda aadanaha ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho ayadooΒ  munaasabadaasi ay kasoo qeyb galeenΒ  qaar kamid ah xildhibaanada barlamaankaΒ  Soomaaliya ku-xigeenka xer-ilaaliyaha guud ee qaranka, wakiilo kasocda hanta-dhowrka guud ee qaranka iyo xubno kale.

Ugu horeyntii waxaa xaflada ka hadashay wasiirkii hore ee wasaaradda Khadiijo Maxamed Diiriye waxaana ay sheegtay in guulo badan la gaaray intii ay xilka heysay in kastoo qoraal ahaan ay u gudbisay waxyaabihii qabsoomay.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

Xoghayaha guud ee gudiga xaquuqul insaanka ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Ugaas Bishaar Ibrraahim ooΒ  ka qeyb_galay munaasabada ayaa ugu baaqaya ururada bulshada iyo wasaaraadda haweenka in ay la shaqeeyaan wasiirka cusub ee wasaaradaasi.

Ugu dambeyntii waxaa munaasabadaasi ka hadashay wasiirka cusub ee wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar oo u mahad celisay wasiirkii hore wasaarada haweenka Khadiijo waxaana ay sheegtay inay dadaal dheeraad ah u geli doonaan sidii haweenka Soomaaliyeed looga horumarin lahaa dhinacyada waxbarashada iyo difaaca xuquuqdooda.

DSC00796 DSC00801 DSC00807 DSC00829 DSC00862 DSC00870 DSC00879

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo tacsi ka diray geerida hooyada dhashay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Next Post

Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xafladda ku dhawaaqista Jaamacadda SKY oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In