Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Degmada Xamar jajab oo Kaalinta koobaad ka gashay dhanka Nadaafada “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Degmada Xamar jajab oo Kaalinta koobaad ka gashay dhanka Nadaafada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si wacan loo soo agaaasimay ayaa caawa lagu qabtay degmadda Xamar jajab ee Gobolka Banaadir taas oo Looga dan lahaa Kor U qaadida Dhanka Nadaafadda maadaama tartankii Nadaafadda ay kaalinta koowaad gashay degadaas.

Gudoomiye Ku xigeenada Siyaasadda iyo Howlaha Guud ayaa Xaflada ka qeyb Galay iyo mas’uuliyiin kale, iyagoona uga mahadceliyey kaalinta qiimaha badan oo ay ku talaabsadeen ee dhanka nadaafada ah shacabka iyo maamulka degmada xamar jajab.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026

Mas’uuliyiinta ka hadlay kulankaasi ayaa bogaadiyay sida maamulka degmada Xamar jajab uu isku xil saaray horumarinta nadaafadda degmada oo suura galisay in kaalinta koowaad degmada ay ka gasho tartanka nadaafadda Gobolka Banaadir.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan kor u qaadida bilicda Caasimada, iyadoo tartan la galiyay degmooyinka oo ku saabsan dhanka nadaafadda taasi oo ay sababtay in degmooyinka gobolka Banaadir ay xooga saaraan nadaafadda iyo kor u qaadida bilicda.

_MG_5121 _MG_5122 _MG_5128 _MG_5130 _MG_5161 _MG_5166 _MG_5256 _MG_5277 _MG_5295 _MG_5307 _MG_5309 _MG_5310 _MG_5313 _MG_5327 _MG_5337 _MG_5347 _MG_5352 _MG_5357 _MG_5358

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Next Post
Guddoomiye Muungaab oo xariga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay degmada C/casiis “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tacsi u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Washington

April 14, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington DC oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In