Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Sawirro”Maamulka iyo shaqaalaha Bay’adda oo ka hadlay joojinta xaalufinta deegaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
“Sawirro”Maamulka iyo shaqaalaha Bay’adda oo ka hadlay joojinta xaalufinta deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Xafiiska Maaraynta Bay’adda ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha  Maxamud C. X. Xaashi oo Socdaal  ku tagay dalka Switzerland kadib maanta kulan la qaatay shaqaalaha Bay’ada ama ilaalinta deegaanka oo horay wasaarad u ahaan jirtay hase ahaatee la hoos geeyay xafiiska Ra’isulwasaaraha ayaa kulankooda uga hadlay sidii loo horumarin lahaa waxna looga qaban lahaa arrimaha xaalufinta deegaanka.

Agaasimaha ayaa sidoo kale shaqaalaha iyo maamulka warbixin ka siiyay shirar ku saabsan arrimaha deegaanka oo uu uga qeybgalay Geneva isagoo  sheegay in Geneva uu kaga qeyb galay shir Qaramada Midobay  ku casuuntay, meeshana uu kula soo kulmay Masuuliyiinta Hay’adaha UNka isagoo sheegay in ay ka caawin doonaan Xukumada Federaalka xaga horumarinta Bii’ada .

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Wuxuu kaloo sheegay in ay ku tala jiraan qabashada barnaamijyo balaaran oo looga hadlayo horumarinta  iyo Maaraynta Bay’ada Soomaaliya. Kuwaas oo ugu dambayntii yeeshay hal meel oo laga maamulo: Xafiiska Qarranka ee Maaraynta Bay’adaha (NEMO, National Environment Management Office) .wuxuuna Shaqaalaha  u sheegay  in ay gacan ka geysanayaan barnaamijyadii iyo Mashaariicda ay Dawlada martida uga  noqon jireen hay’ado ajaniib ah iyo kuwa samafalka,wixii  hada ka dambeeyana waxaa la dhisayaa Hay’daha iyo xafiisyada Bii’ada qaranka iyadoo la kaashanayo barnamijiyo hormar  iyo kuwa tayeynta xafiisyada dawladda,

Shaqaalihii oo iyagana halkaa ka hadley ayaa  ku amaanay Ra’iisul Wasaaraha cusub go’aankiisa uu ku tageeray in la sii wado shaqada Xafiiska Qarranka ee Maaraynta Bay’adaha, iyo diyaarinta  sharciga hay’ada madax banan ee maareynta Bii’ada qaranka. Waxayna aad u soo dhaweyeen Siyaasadaha Ra’iisul Wasaaraha cusuub ku  wajahayo ilaalinta iyo maaraynta Bay’adaha kana muujiyeeen rajo wanaagsan qaabka cusub ee qorshe sanadlaha e 2015 Xafiiska Qarranka ee Maaraynta Bay’adaha ee  loo wajahayo maaraynta Bay’ada.

5 1 2 3

 

 

 

 

 

Previous Post

Col. Koofi oo safar caafimaad dibadda ugu maqnaa oo dalka dib ugu soo laabtay maanta

Next Post

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In