Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya oo Gaaray Dalka Uganda”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya oo Gaaray Dalka Uganda”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo isugu jiro mas’uuliyiin ka socda Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka kala socota Wasaaradaha Maaliyadda, Caafimaadka, Qorsheynta, Macdanta iyo Batroolka ayaa gaaray dalka Uganda.

Wafdigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa Xubno ka socday Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Ujeeddada imaantinka mas’uuliyiintan ayaa ah aqoon kororsi ay bixineyso hay’ad lagu magcaabo African Legal Support Facility (ALSF),waxana uu socon doonaa muddo Lix maalmood ah,iyadoo ay ku baranayaan sida loo maamulo hishiisyada Caalamiga ah iyo kuwa dowladdu ay la gasho Muwaadiinta Soomaaliyeed, Isku xirka mashaariicda ay wada fuliyaan dowladda iyo kuwa sida gaar ah loo leeyahay,kaabayaasha dhaqaalaha iyo Tamarta.

Wafdiga waxaa dalka Uganda ku soo dhaweeyey mas’uuliyiinta safaarada Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu hogaaminayay ku-simaha safiirka ahna Qunsulka safaarada Mudane Cabdiweli Cali Faarax iyo Xoghaya kuwaad Mudane Cali Khadar.

Tababarkan ayaa imanayaa xili mudooyinkii danbe ay aad u soo bateen Hay’adaha iyo Shakhsiyaadka daneynaya in ay maalgashadaan dalkeena hooyo, waxaana lagama maarnaam ah in la helo dad aqoon u leh maareynta mashaariicda iyo hishiisyada lala gelayo shirkadaha iyo cidii daneyneyso in ay maalgashadaan dalkeena Soomaaliya.
20150222_141849

20150222_141919

20150222_142029

20150222_142214

Sawirqaade:-Maxamed Yameni-Kampala-Uganada

Previous Post

Tottenham Hotspur oo Bareejo La Gashay Kooxda West Ham United ”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Djibouti oo ka dhoofay Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Djibouti oo ka dhoofay Muqdisho

Madaxweynaha Djibouti oo ka dhoofay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In