Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad bilado lagu gudoonsiinayay Arday Kaalimaha Hore ka gashay Imtixaan oo Muqdisho lagu qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Munaasabad bilado lagu gudoonsiinayay Arday Kaalimaha Hore ka gashay Imtixaan oo Muqdisho lagu qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay ka qayb galeen mas,uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa waxaa shahaadooyin lagu Gudoonsiiyay Ardada kaalimaha hore ka gashay Tartan Cilmiyeed Hay.adda Waxbarashada Nile Academy oo Dalka Turkiga laga leeeyahay ay u qabatay Ardada wax ka barata Iskuulaadka Wax barasho Ee Gobolka Banaadir Iyadoo Munaasabadaas lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada ayaa Mas,uuliyiinta ka qayb gashay waxaa ka mid ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya Gudoomiye ku xigeeenka Maamulka Gobolka Banaadir Ee Arimaha Bulshada Gudoomiyaha Degmada Waabari ย iyo Mas,uuliyiin kale waxaana lagu qabtay Degmada Waabari Iskuulka Farsamada gacanta Ee ย Buulo Tikniko.

Related posts

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026

Ugu Horeyn ayaa waxaa ka hadlay Xaflada Gudoomiye ku xigeeenka Gobolka Banaadir Ee Arimaha Bulshada Iimaan Nuur Iikar ย oo hambalyo u diray Ardada Faa,iideysatay waxaana uu ugu Baaqay Ardada Soomaalida ah ee wax ka barata iskuulada ay maamulaan Turkida in ay ka Faa,iideestaaan Fursadaha ay Heestaan.

Wasiir ku xigeeenka Wasaarada Arimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Cali kadiye oo isna ka hadlay xafladaas Biladaha lagu gudoonsiinayay Ardada ayaa waxaa ย uu marka hore mahad naq balaaran u diray Walaalaha Turkiga isagoo ku amaanay Doorkooda Waxbarashada Dalka waxaana uu u soo jeediyay in ay sii wadaan caawinta Dhalaanka Soomaaliyeed Dowladda Soomaaliyana ay Marwalba soo dhaweyneyso Caawintaas.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 23 02 2015

Next Post

Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

Next Post
Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka Soomaaliyeed{SAWIRRO}

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

๐–๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In