Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada madaxweynaha oo booqatay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Central (Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Marwada madaxweynaha oo booqatay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Central (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa booqasho ku tagtay Isbitaalka ex-Digtfeer oo ay ku jiraan qaar ka mid ah dhaawacyada dadkii ku soo waxyeelloobay qarixii 20-ki bishan ka dhacay Hotel Central ee magaalada Muqdisho.

Marwada madaxweynaha Soomaaliya, Marwo Sahra Cumar Xasan, ayaa booqatay qeybaha ay jiifaan dadka dhaawacyada qaba, si ay ula wadaagto dhibaada ay u geysteen kooxaha arxanlaawayaasha ah ee Al-Shabaab, iyadoo xog wareysi la sameystay qaar ka mid ah ehellada dadka dhaawacmay oo ay ALLE uga bariday caafimaad inuu siiyo.

Related posts

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026

Marwada madaxwyenaha Soomaaliya Sahra Cumar Xasan ayaa booqashadeya Isbitaalka Cilmi-baarista ee Rajap kaddib la hadashay warbaahinta Qaranka oo tiri “waxaan tacsi u dirayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo si gaar ah ehellada dadkoodii ay ku dhinteen Qaraxii argagixiso ee Jimcihii ka dhacay Hotelka Central, kuwa dhaawacmayna ALLE ayaan caafimaad deg deg ah uga baryayaa, waxaana ugu baqayaa shacabka Soomaaliyeed in ay is caawiyaan, gacmahana ay is qabsadaan si ay cadowga meel uga soo wada jeystaan”.

Sidoo kale Marwada Madaxweynaha, ayaa sheegtay in dadka dhaawacyadooda ay daran yihiin oo dalka gudahiisa wax looga qaban waayo lagu dadaali doono sidii loogu heli lahaa caafimaad dibedda ah.

23

33

43

92

110

114

141 (1)

191

Previous Post

Diyaaradda wadday Qamri oo gacanta lagu dhigay

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madax ka tirsan hey’adda FAO (Sawirro)

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madax ka tirsan hey’adda FAO (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madax ka tirsan hey'adda FAO (Sawirro)

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Carabta

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Waxaan hubaa in wax-soo-saarka beeraha uu muhiim u yahay Dalkeenna”.

August 11, 2026
0

Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In