Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Barcelona oo Ka Badisay Manchester City iyo Juventus oo Ka Adkaatay Dortmund ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Barcelona oo Ka Badisay Manchester City iyo Juventus oo Ka Adkaatay Dortmund ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester City ayaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga waxaa garoonkeeda Etihad Stadium 1-2 uga badiyay kooxda Barcelona.

Ciyaaryahan Luis Suarez ayaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool u dhaliyay kooxda Barcelona,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Luis gool

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Lus goolLu gool

Lu gooolLu cele

Lui cele

Lui celeee
Lui cele
Luis celesadsaad
Ciyaaryahan Sergio Aguero ayaa daqiiqadii 69-aad ee ciyaarta gool u dhaliyay kooxda Manchester City.
Ser gool
celee
Serg goolSer celeeeSer cele
Garsoorihii ciyaarta Felix Brych ayaa kaarka casaanka ah u taagay ciyaaryahan Gael Clichy oo garabka bixid ee daafaca uga ciyaarayay kooxda Manchester City.
ReedRedOut
Gool-haye Joe Hart ayaa dhamaadkii ciyaarta rigoore ka qabtay ciyaaryahan Lionel Messi.
pensavepenaa
Kooxda Juventus ayaa lugtii koowaad ee koobka Champions League-ga garoonkeeda Juventus Stadium 2-1 uga badisay kooxda Borussia Dortmund.

Kooxda Juventus ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 13-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Carlos Tevez.
Tev goolTeve goolTev gooolTev celeTeve cele
Ciyaaryahan Marco Reus ayaa daqiiqadii 18-aad ee ciyaarta goolka bareejada u dhaliyay kooxda Borussia Dortmund.
Mar cele

Mar celee

Marc cele

Marco cele
Ciyaaryahan Alvaro Morata ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Juventus,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Mor goolMora goolMora celecele

juve
Habeen danbe waxaa la ciyaari doonaa labo kulan oo ka tirsan wareega labaad ee koobka Champions League-ga.

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates Stadium ku soo dhaweyneyso kooxda Monaco.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa sidoo kale garoonkeeda BayArena kula ciyaari doonto Atletico Madrid.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madax ka tirsan hey’adda FAO (Sawirro)

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In