Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saaxiibada Soomaaliya oo soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan odayaasha Goboladda Dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Heshiis xabadda joojin ah oo laga gaaray dagaalkii Guriceel
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

MUQDISHO: Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika,Uruka Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD,Dowladda Ingriiska iyo dowladda Maraykanka ayaa si wada jir ah u soo dhoweeyay dadaalka ay wadaan Odayaasha iyo Ganacsatada Gobolaada Dhexe ee Soomaaliya si ay nabad ugu xaliyaan shaqaaqadii dhowaan ka dhacday magaaladda Guricel. Sidoo kale, Saaxiibada Soomaaliya waxay dareen kamuujiyeen dhibaatada bani’aadinimo ee ka dhalanaysay collaada iyo dadka ku dhimanayaba. Waxayna ugu baaqeen dhammaan dhinacyadda ay arrintu khusayso in ay ka joogsadaan colaada.

Waxay yiraahdeen: “waxaan ka dhursugaynaa soo gunaanadka Shirka Dib-uheshiisiineed ee qiimaha badan ee Dhusamareb”, ayay yiraahdeen Jaalayaasha ka socda caalamka. Si doo kalena waxaan ka dhur sugaynaa in si dhakhso leh loo bilaabo Shirka Dhisida Dowlad Goboleedka kaas oo ka bilaabanayo magaalada Cadaado”, ayey yiraahdeen Saaxiibada ka socda Caalamka. “ Ma- ahan mid laqaadan karo dhibaatada aadka u way ee bani aadinimo ee ka dhalatay colaada; waxaan oogu baaqaynaa dhamaan dhinacyada ay khusayso colaada in ay ka joogsadaan colaada, ayna sameeyaan dadaal wada jir ah oo lagu daminayo colaada, laguna xaliyo farqiyada/ kaladuwanaashaha jira si nabad iyo wada hadal ku dhisan. Waxaan muhiimad wayn siinaynaa sidii si dhakhso leh oo loo wada dhanyahay loogu bilaabi lahaa geedi socod loo wadda dhanyahay oo lagu dhisayo Maamul ku-meelgaar ah oo ay leeyihiin Goboladda Dhexe.

Related posts

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Previous Post

Shir looga hadlayo xoojinta amniga oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Djibouti ee Soomaaliya

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In