Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo laga shiray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Haweenka Adduunka oo laga shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqda aadanaha ayaa maanta kulan looga hadlayey wada shaqeyn dhexmarta iyo in wada Jir loo xuso maalinta Haweenka adduunka la qaadatay Xildhibaannada Haweenka ah ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ku jira.

Kulanka waxa uu ujeedkiisu ahaa wada shaqeyn dhexmarta Wasaaradda iyo Xildhibaanada Haweenka ah, isla markaana si wada jir ah loogu diyaar garoobo Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026

Xildhibaan Maryan Macalin Isaaq oo ku hadashay Afka Xildhibaanada Haweenka ah ayaa sheeegtay in waxyaabaha ay Wasiirka ka wada hadleeen ay yihiin kuwa la isku afgartay, ayna diyaar u yihiin in wada shaqeyn buuxda la yeeshaan Wasaaradda Haweenka.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Cali Samatar ayaa soo dhaweysay go’aannadii ka soo baxay shirka ay la qaadatay Xildhibaanada haweenka ah ee baarlamaanka ka tirsan, waxaana ay bulshada qeybaheeda kala duwan ka codsatay in ay u istaagaan sidii wada jir loogu xusi lahaa maalinta haweenka Adduunka oo ku beegan Axadda dambe oo ay taariikhdu noqoneyso 8-da bisha Maarso.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay waday dadaallo ay ku doonayso in Haweenka qaybahooda kala duwan ugala hadasho sidii wada jir loogu weyneyn lahaa xuska Maalinta Haweenka, iyadoo dhawaan kulan la qaadatay Ururada Haweenka Qaranka iyo kan Gobolka Banaadir oo ay kala hadashay arrintaan

Previous Post

Wasiirka kalluumeysiga oo la kulmay howlwadeenada Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post

Xawaaladaha Soomaalida ee xanibaadda laga qaaday oo la soo dhaweeyay

Next Post
Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka oo dib u shaqeynaya

Xawaaladaha Soomaalida ee xanibaadda laga qaaday oo la soo dhaweeyay

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

April 8, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil  - Fartaag, ayaa xafiiskiisa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

April 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kormeer ku tegay xarunta maamulka Baydhabo

April 8, 2026
0

Baydhabo, Abriil 08, 2026: Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo...

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In