Saturday, May 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tiro koob horu dhac ah oo laga sameeyay goobaha ganacsiga ee Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Tiro koob horu dhac ah oo laga sameeyay goobaha ganacsiga ee Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta soo bandhigay tiro koob horu dhac ah oo laga sameeyey goobaha ganacsi ee ka diiwaangashan dowladda Hoose ee Xamar kaddib munaasibad lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Hoose ee Xamar.

Xog uruurintan ayaa waxaa laga sameeyay ilaa iyo afar degmo oo kala ah Waaberi, Xamar Jajab, Xamarweyne iyo Shangaani, kaasi oo ujeedkiisu yahay mashruuca horumarinta dhaqaalaha deegaanka Xamar iyo in la helo tiro koob sax ah oo ku saabsan afarta degmo ee howshan laga qabtay .

Related posts

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

May 23, 2026

Wakiilka Mashruuca horumarinta dhaqaalaha deegaanka Xamar C/qaadir Muxiyadin Axmed (Dalxa) oo ka hadlay munaasabadda ayaa si horudhac ah u soo bandhigay tirada Xogta ee laga soo qaaday afarta Degmo, waxa uuna sheegay in guuda haan ay noqotay tira koobka la sameeyay noqotay 2,578 dukaan”

Kooxda tiro koobkan soo sameysay ayaa ah koox uu maamulka Gobolka Banaadir horey u siiyay tababar ku saabsan qaabka xog uruurin nuucaani oo kale ah loo sameeyo, waxaana ugu dambeyntii la guddoonsiiyay shahaadooyin.

suuqa

_MG_5917

_MG_5934

_MG_5996

_MG_5998

_MG_6002

20150218_092310

20150226_113942

20150226_114056

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Crystal Palace oo Ka Badisay Kooxda West Ham United “SAWIRRO”

Next Post
Crystal Palace oo Ka Badisay Kooxda West Ham United “SAWIRRO”

Crystal Palace oo Ka Badisay Kooxda West Ham United “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka...

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

Soomaaliya oo ka qeybgalay Madasha Kobaca Caalamiga ah (Global Growth Forum)

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullahi Axmed (Abukaate), ayaa ka qeybgalay Madasha...

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar muhiim ah u furay qaar kamid ah xildhibaannada Golaha...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo wafdi heer Federaal ah oo gaaray degmada Diinsoor

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo wafdi heer Federaal ah oo gaaray degmada Diinsoor

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO(DIINSOOR):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In