Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO: Warbixin ku saabsan cabsida soo food saartay horjoogaha kooxda Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaalada horjoogaha ugu sareeya ee Al-Shabaab ayaa laga deerinayaa kaddib markii ay la soo darseen xanuunno halis ah, iyadoo la filayo in kooxdu ay badasho horjoogahan oo dhaxaly horjoogihii hore Axmaed Cabdi Godane oo lagu dilay duqeyn xagga cirka ah.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay sii kordheyn duqeymaha xagga cirka ah ee lagu beegsanayo horjoogayaasha kooxda Shabaab ayaa waxa ay ku abuurtay walaac iyo kala shaki soo kala dhexgalay, taasi oo keentay in dhexdooda ay isu adeegsan waayaan teleefonada gacanta looga hadlo oo ay ku xiriiri jireen.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Howlgal ay iska kaashadeen Sirdoonka Soomaaliya iyo kan Mareykanka ayaa 30-kii december ee sanadkii tegay waxaa lagu dilay Horjooge Cabdishakuur Tahliil oo ahaa Madaxii sirdoonka kooxda Shabaab, xilli uu ku sugnaa meel u dhaw deegaanka Saakow, kaasi xogta lagu dilay ay bixisay hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

DAAWO

Previous Post

Dowladda iyo hay’adaha samafalka oo laga codsaday inay gurmad u fidiyaan Qoysaska ka barakacay Guriceel

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay”SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay”SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhul laga haystay muwaadiniin dib ugu wareejiyay"SAWIRRO"

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In