Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta gaaray Dhuusa Mareeb iyo Guriceel

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Janaraal Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini oo maanta gaaray magaalooyinka Dhuusa Mareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa waxaa kamid ah saraakiil ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka gobolka , odayaal iyo qaar kamid ah bulshada magaalada Dhuusa Mareeb waxaana Wasiirka uu kulan la yeeshay maamulka iyo odayaasha Dhaqanka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026

Intaasi ka dib Wafdiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa u gudbay magaalada Guriceel isla gobolka Galgaduud iyadoo safar Dhulka ah ku tagay magaalada Guriceel, markii ay halkaasi gaareen ayaa waxaa soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo maamulka magaalada Guriceel.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa uu inta uu Guriceel ku sugan yahay uu kulan la qaadan doonaa saraakiisha Ahlusna oo ku sugaan Guriceel , waxaa uu sidoo kale uu booqan doonaa Dugsiga tababarada ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Har-qaboobe oo ku yaala magaalada Guriceel iyo Xirada 21 aad ee Ciidanka Xoogga.

Previous Post

Dadka deegaanka Xiin-Dheere oo Al-shabaab la dagaalamaya

Next Post

Kor u qaadidda adeegga caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Kor u qaadidda adeegga caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kor u qaadidda adeegga caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo howlgalo ku burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose

Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka oo howlgalo ku burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose

July 14, 2026
0

Ururka 162-aad ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgallo burburin ah ka fuliyay deegaannada Lafa-gari, Xabala Afwaax, iyo...

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya

July 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In