Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kor u qaadidda adeegga caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hadlay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kor u qaadidda adeegga caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka oo laga hadlay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan balaraan oo laga hadlayey olalaha kor u qaadista adeegga caafimaadka hooyada iyo dhallaanka kuna aadan yareynta dhibaatooyinka la xiriirta dayeel la’aanta caafimaadka ee soo wajahda hooyada iyo dhallaanka ay soo qaban qaabisay safiir sharafeedka barnaamijka kor u qaadista adeegga caafimaadka Dr Maryan Qaasim Axmed ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirkii hore hidaha iyo tacliiinta sare, mas’uuliyinka ka socotay Wasaaradda caafimaadka uu ka mid yahay isku duwaha caafimaadka gobolka Banaadir, ururka haweenka Qaranka, Uruka haweenka gobolka Banaadir, ururdda bulshadda raydka haweenka iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026

Drs Maryan Qaasim oo furtay kulanka ayaa sheegtay in loo baahanyahay in loo istaago sidii wax loogu qaban lahaa hooyada iyo dhallaanka, isla markaana looga hortagi lahaa dhibaatooyinka soo gaarta xilliga dhalmada.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee gobolka baneaaadir Jawaahir Baarqab oo ka hadashay kulanka ayaa sheegtay in ay dhiirigelineyso barnaamijyada nuucaani oo kale ah, si daryeel caafimaad ay u helaan hooyada iyo dhallaanka.

Sidoo kale Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuula Sheekh Axmed Gabale oo ka hadashay kulanka la xiriira olalaha kor u qaadista adeegga caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ayaa xustay in dayaacadda hooyada ay ka soo bilabato qoyska, loona baahanyahay in wacyi gelin loo sameeyo Qoysaska, waxaana ay Wasaaradda Caafimaadka ka codsaday in la horumariyo adeegyada caafimaadka bulshada.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare ahna aas aasihii barnaamijka Carma ee la xiirara olaha kor u qaadista daryeelka adeegga caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Ducaale Aadan Maxamed ayaa xusay in ku guulaysiga adeegda daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhallaanka uu la xirriiro hoos u dhigidda qatar caafimaad ee hooyada soo wajahda xilliga dhalmada.

DSC07568

DSC07572

DSC07573

DSC07574

DSC07577

DSC07578

DSC07580

DSC07581

DSC07582

DSC07583

DSC07585

DSC07586

DSC07587

DSC07588

DSC07589

DSC07590

DSC07593
Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo maanta gaaray Dhuusa Mareeb iyo Guriceel

Next Post

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida oo maanta siday Xukuno”DHAGEYSO”

Next Post
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida oo maanta siday Xukuno”DHAGEYSO”

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka qalabka sida oo maanta siday Xukuno”DHAGEYSO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 g𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐆𝐚𝐥𝐦𝐮𝐝𝐮𝐠 𝐬𝐢 𝐮𝐮 u x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In