Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamul u sameynta degmada Balcad oo laga hadlay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamul u sameynta degmada Balcad oo laga hadlay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaaha Gudaha iyo Federaalka oo uu hogaaminayo Agaasimaha xiriirka ee Wasaaradda Mudane Cabdifataax Cali Xasan ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Ujeedada Wafdiga ayaa aheyd in ay ka sameeyaan degmada Balcad wacyigelin ku aadan dhismaha golaha deegaanka ee degmada Balcad.

Xaflad balaaran oo lagu qabtay Xarunta degmada Balcad ayaa waxaa lagu furey qorshaha wacyigelinta ah oo ay wadaan mas’uuliyiinta ka tirsan Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka kaas oo ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada oo ku nool degmadaasi.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Agaasime Cabdifataax oo furay kulanka ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay qorshaha maamul sameynta iyo habraaca maamulada iyadoo maamulka iyo bulshada ku dhaqan degmada Balcad ay si weyn u soo dhaweeyeen hindiaha Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kale, Canab Axmed Ciise oo ah agaasimaha horumarinta dowladda wanaaga oo kulanka ka hadashay ayaa sheegay in dadka Balcad degan ay yihiin dad ay ka go’an tahay in ay sameystaan maamulka degmadooda.

Dhanka kale ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka degmada Balcad ayaa dhankiisa soo dhaweeyay qorshaha wasaaradda una hambalyeeyay Wasaaradda Arrimaha gudaha dadaalka ay ku hormarinayso degmooyinka dalka.

slogan

DSC03497

DSC03465

DSC03497

slogan

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Difaaca Oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ka barakacay Dagaalkii Guriceel “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Difaaca Oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin  dadkii ka barakacay Dagaalkii Guriceel “Sawirro”

Wasiirka Difaaca Oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ka barakacay Dagaalkii Guriceel "Sawirro"

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In