Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nicholas Kay Oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nicholas Kay Oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Danjire Nicholas Kay ayaa wadatashi la yeelan doono mas’uuliyiin maamulka KMG ah ee Jubba ka tirsan, taliska ciidanka AMISOM iyo wakiillada QM ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Related posts

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026

Sidoo kale, waxaa magaalada Kismaayo isla maanta gaaray wakiilka IGAD ee arrimaha Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afeey. Iyadoo la sheegay in isna uu kulammo la yeelan doono maamulka KMG ah ee Jubba.

Guddoomiyaha magaalada Kismaayo ayaa warbaahinta u sheegay in labadan mas’uul ay magaalada u yimaadeen sidii ay uga qeyb-qaadan lahaayeen soo xulista xubnaha baarla-maanka maamulka Jubbaland.

Ugu dambeyn, maamulka KMG ah ee Jubba ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wada-tashiyo la xiriira soo xulista xubnaha baarlamanka maamulkaas ka mid noqon doona.

Si kastaba ha ahaatee, maamulka Jubba ayaa ka mid ah maamullada dalka ka jira, iyadoo maamulkan iyo maamulka kale ee Koonfur-galbeed ay xilligan ku howlan yihiin sidii ay u soo xuli lahaayeen xildhibaannadooda.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Athletic Bilbao oo Ka Adkaatay Kooxda Real Madrid oo Qarka u Saaran inay Lumiso Hogaanka Horyaalka “SAWIRRO”

Next Post
Athletic Bilbao oo Ka Adkaatay Kooxda Real Madrid oo Qarka u Saaran inay Lumiso Hogaanka Horyaalka “SAWIRRO”

Athletic Bilbao oo Ka Adkaatay Kooxda Real Madrid oo Qarka u Saaran inay Lumiso Hogaanka Horyaalka “SAWIRRO”

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed oo saakay u dareeray doorashooyinka qof iyo codka ah

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

DAAWO SAWIRRO:-Diyaar garowga doorashooyinka qof iyo cod ee gobolka Bakool

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo wargelin iyo digniin amni soo saaray

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir ayaa wargelin iyo digniin amni ka soo saaray bannaan baxa ka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA JABUUTI

May 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In