Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Sawirro Madaxweynaha oo gaaray magaalada Sharm Il Sheikh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kasoo amba baxay caasimadda wadanka ayaa soo gaaray magaalada Sharm Sheik ee dalka Masar waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Ra\isulwasaaraha Masar halkaasoo dowladda Masar ay ku casuuntay shir muhiim ah oo ku saabsan dhaqaalaha dalkan,hirgelinta mashaariic horumarineed iyo maalgashi kaasoo socon doonaa muddo sadex maalmood ah.

Shirkan uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ka qeyb galayo ayaa waxaa sidoo kale lagu casuumay madax ka socota 80 wadan iyo 23 urur oo caalami ah  waxaana inta uu socdo xubno katirsan ganacstada Soomaaliyeed gaar ahaan rugta ganacsiga oo wafdigan katirsan  ay arki doonaan maal qabeeno iyo ganacsato kale.

Related posts

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026

Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in shirkan Soomaaliya ay wax badan ka heli doonto marka la eego ka qeybgalka shirka ee sareeya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeedin doona shirkaasi iyadoo Soomaaliyana ay wax weyn ka kororsan doonto shirkan oo kuwo noociisa ah dalkeena loo qaban doono xili uu dalkeena kasocdo heshiiska hiigsiga cusub ee New Deal.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? IB0A9502 IB0A9543 IB0A9581 IB0A9589 IB0A9593 IB0A9603 IB0A9622 IB0A9627

 

 

 

Photo By,Ilyaas Jamaal

Previous Post

Kooxaha Everton,Napoli iyo Sevilla oo Guulo Ka Gaaray Lugtii Koowaad ee Koobka Europa League-ga ”SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In