Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Cumar Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
RW Sharma’arke:  “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo Xarardheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib howlo shaqo ah oo uu ku tagay dalalka Jabuuti iyo Ethopia, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida.’

Ra’isul wasaaraha oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo u jiray dalalka Jabuuti iyo Ethiopia ayaa kulamo la soo qaatay madaxda wadamadaasi oo ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo dalalkaasi.

Related posts

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026

Wasiirka arrimaha dibadda xukuumada Soomaaliya Dr C/salaan Cumar Hadliye oo qeyb ka ahaa wafdiga Ra’isul Wasaaraha ayaa ka warbixiyay safarkii Ra’isul wasaaruhu ku tagay wadamada Ethiopia iyo Jabuuti, isagoo sheegay in kulamo gooni gooni ah wadamadaasi ay kula soo qaateen mas’uuliyiinta labada wadan oo dalka Ciidama ay ka joogaan kuwaasi oo ka mid ah ciidamada midowga Africa Ee Amisom iyo xoojinta la dagaalanka Argagaxisada UGUS.

Wadamada Ethiopia iyo Jabuuti oo Soomaaliya daris la ah ayaa waxa ay ka mid yihiin wadamada xiriirka la leh Soomaaliya, iyadoo ciidamo ka socda dalalkaasi oo ka mid ah kuwa midowga Africa ee AMISOM ay joogaan dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Difaaca Oo Soo Gabagabeeyay Socdaalkii Shaqo Uu Ku Joogay Galgaduud Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho

Next Post
Wasiirka Difaaca Oo Soo Gabagabeeyay Socdaalkii Shaqo Uu Ku Joogay Galgaduud Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho

Wasiirka Difaaca Oo Soo Gabagabeeyay Socdaalkii Shaqo Uu Ku Joogay Galgaduud Dibna Ugu Soo Laabtay Muqdisho

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In