Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nikolos Key”Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Nikolos Key”Muungaab Magaaladda Muqdisho Wuxuu ka dhigay Meel Soomaaliya wada leedahay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta Xafiiskiisa degmada Heliwaa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nickolas Kay.

Gudoomiye Muungaab iyo Kay ayaa ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ay igu Muhimsaneed qaabka doorashada dowlada Hoose iyo sidii caasimadda Soomaaliya loogu sameyn lahaa Maqaab gooni ah si ay wax ula qeybsato wadanka intiisa kale oo ay hooyo u tahay.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

“Waxaan Gudoomiyaha gobolka Banaadir uga Mahadcelinayaan Mudadadii sanadka aheyd oo xilka hayey sida wanaaagsan oo uga shaqeyay arimaha horumarinta, bulshada iyo wacyigelinta bulshada Soomaliyeed aniga waxaan Marqaati ka ahay in Maamulka gobolka Banaadir uu qabtay wax cad oo la taaban karo” ayuu yiri Danjire Kay.

Sidoo kale Kay ayaa sheegay in mudadii sanadka aheyd ee Maamulka gobolka Banaadir uu Muunaagb Hogaaminayey in aysan Wax dhibaato ah soo gaarin hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala magaalada Muqdisho.

“Waan ugu mahadcelinaynaa sida uu mar walba u soo booqdo xarunta maamulka gobolka ee degmada Heliwaa waana arin farxad leh in uu Kay sidaa sameeyo” waxaa sidaasi yiri gudoomiye Muungaab.

Kulanka oo qado iyo aragti is dhaafsi ahaan ayaa ku soo dhamaaday jawi is maxabeyn iyo nabadgeliyo ah iyadoo Danjire Nicholos Kay iyo mas’uuliyiintii kale oo la socotay ay xarumahooda dib ugu laabteen si nabadgeliyo ah.

_MG_8566

_MG_8567

_MG_8571

_MG_8572

_MG_8573

_MG_8592

_MG_8600

_MG_8606

_MG_8609

_MG_8611

_MG_8616

_MG_8627

_MG_8629

_MG_8650

_MG_8655

_MG_8667

Previous Post

Ahmiyadda dib u heshiisiinta oo laga hadlay

Next Post

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Next Post
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In