Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Monaco oo Arsenal Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Monaco oo Arsenal Ka Reebtay Koobka Champions League-ga ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Monaco ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,inkastoo garoonkeeda Stade Louis II ay 0-2 uga badisay kooxda Arsenal.

Kooxda Arsenal oo badisay ayaa hadane u soo bixi waysay wareega sedaxaad ee koobka Champions League-ga.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Arsenal ayaa u baahneed sedax gool si ay ugu soo baxdo quarter finalka koobka Champions Leagu-ga.

Kooxda Arsenal ayaa goolka la hor martay,waxana daqiiqadii 36-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Olivier Giroud.

Giro goolGi goolGiro cele Giro celee

Ciyaaryahan Aaron Ramsey ayaa daqiiqadii 79-aad ee goolka labaad u dhaliyay kooxda Arsenal.

Ram goolRam celeRams celesad

Kooxda Monaco ayaa lugtii hore garoonka kooxda Arsenal ee Emirates ku soo badisay 3-1.

Kooxda Monaco ayaa isku celcelis ahaan ku soo baxday 3-3.

Boqorka Monaco Prince Albert II iyo milkiilaha kooxda Monaco Dmitriy Rybolovlev ayaa daawanayay ciyaarta,waxana ay ku farxeen kooxda oo u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga.

albertMon celecalee celee saad sad

Previous Post

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’isulwasaaraha ee Arrimaha Bii’ada oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda FAO ”SAWIRRO”

Next Post

Kooxda Atletico Madrid oo Bayer Leverkusen Ka Reebtay Koobka Champions Leagu-ga ”SAWIRRO”

Next Post
Kooxda Atletico Madrid oo Bayer Leverkusen Ka Reebtay Koobka Champions Leagu-ga ”SAWIRRO”

Kooxda Atletico Madrid oo Bayer Leverkusen Ka Reebtay Koobka Champions Leagu-ga ”SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In