Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Haweenka Soomaaliya Oo Casho Sharaf Loogu Sameeyay Minneapolis

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Haweenka Soomaaliya Oo Casho Sharaf Loogu Sameeyay Minneapolis
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar oo howlo shaqo u joogta Mareykanka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi, iyagoo xaflada soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka.

Jaaliyadda Soomaaliyeed oo u muujiyay wasiirka haweenka iyo Xuquuqul insaanka soo dhaweyn balaaran ayaa waxa ay sheegeen dadkii ka hadlay xafladda soo dhaweynta ah in ay ku faraxsanyihiin howlaha wasaaradda haweenka ay wado, waxaana ay u balanqaadeen wasaaradda in ay si toos ula shaqeyn doonaan.

Related posts

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar oo la hadashay jaaliyada Soomaaliyeed ee xafladda u sameeyay ayaa waxa ay sheegtay in ay aad ugu faraxsantahay soo dhaweynta loo sameeyay, waxaana jaaliyada ay ku boorisay in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska iyo horumarinta dalka, waxaana ka wasaarad ahaan ay u balan qaaday in ay xoojinayaan howlaha laga sugayo.

Xafladda kaddib ayaa waxaa wasiirka haweenka ay la hadashay warbaahinta Qaranka, iyadoo faah faahin ka bixisay safarka ay ku joogto Mareykanka oo ay sheegtay in ay ka qeyb gashay shir ku saabsan xuquuqda haweenka oo looga hadlay arrimo la xiriira horumarinta haweenka, waxaana sidoo kale ay sheegtay in mas’uuliyiin ka socotay wadamada caalamka ay kala hadashay horumarinta haweenka Soomaaliyeed.

Previous Post

Machadka Heritage Oo Soo Bandhigay Warbixinada Ay Uruuriyeen Sanadkii 2014

Next Post

Laba Beelood Oo Heshiis Ku Dhex Maray Dhuusa mareeb

Next Post
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay

Laba Beelood Oo Heshiis Ku Dhex Maray Dhuusa mareeb

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

Danjire Faysal oo warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha Singapore

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Indonesia ahna Safiirka aan daganeen ee u qaabilsan Jamhuuriyadda Singapore, Danjire Dr. Faysal...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha...

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

February 25, 2026
0

Munaasabadda dhagax-dhigga mashruuca kaabeyaasha waddooyinka Soomaaliya ee isku xiraya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Madaxtooyada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In