Friday, May 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Soomaalida ku nool Norway oo ka qeybgashay Bandhigga cunnooyinka dhaqan ahaan ay isticmaalaan dalalka Dunida “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa waxaa ka qeybgalay in ka badan 400 Arday oo ka kala yimid in ka badan 20 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto waxaana halkaasi lagu soo bandhigayay Cunnooyin kala duwan oo ay dhaqan ahaan isticmaalaan qaar ka mid ah dalalka Caalamka oo ay muwaadiniintoodu haatan wax ka bartaan gudaha dalka Norway gaar ahaan mahcadka sare ee voksenopplæring ee Magaalada Tromsø.

Dadkii ka qeybgalay Xafladdaasi oo ay ka mid ahaayeen Madaxda , macalimiinta iyo ardaydii ka qeybgalay munaasabadda ayaa si aad ah ula dhacay nuucyada kale duwan ee Raashinka ay soo bandhigeen Soomaalida kuwaasi oo ay gacantooda ku soo sameeyeen qaar ka mid ah a rdayda iyo xubnaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee wax ku barata machadkaasi, iyadoo Madaxda iyo ka qeybgaleyaashu si aad ah uga mahadceliyeen Soomaalida kaalinta wanaagsan oo ay ka qaateen bandhiggaasi.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Sidoo kale waxaa munaasabaddaasi lagu soo bandhigay cunnooyinka ay isticmaalaan wadamada Mareykanka,, Norwey,Ruushka Equador, Afhaanistaan, Congo,Burma,China,Hindia,Syria,Ethiopia,Eratrea Suudaan, Morocco,rwanda,burundi,uganda,kenya, iyo dalal kale oo ka tirsan Caalamka.

intii ay socotay munaasabadda waxaa suugaan iyo madadaallo xiiso badan ku soo bandhigay ardayda fasallada kala duwan ee Machadka iyadoo munaasabadduna ku soo idlaatay jawi aad u farxad badan.

20150320_101155

20150320_101404

20150320_101418

20150320_101429

20150320_101436

20150320_101737

20150320_103846

20150320_104034

20150320_104448

20150320_104514

20150320_104758

20150320_110902

Previous Post

Ciidamada Qalabka Sida Oo Galbinaya Raashin Gar-gaar Oo Kaabiga Ku Haya Bula Burde Lana Wareegay Deegaanno Badan

Next Post

Tartankii Jaamacadda Plasma Ay U Qabatay Kooxaha Ka Socday Dugsiyada Sare Oo Abaalmarino La Siiyay

Next Post
Tartankii Jaamacadda Plasma Ay U Qabatay Kooxaha Ka Socday Dugsiyada Sare Oo Abaalmarino La Siiyay

Tartankii Jaamacadda Plasma Ay U Qabatay Kooxaha Ka Socday Dugsiyada Sare Oo Abaalmarino La Siiyay

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In