Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Magacowday Maamulka Degmada Mahadaay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka arrimaha gudaha oo ku baaqay in gurmad loo sameeyo dadkii ka barakacay Guriceel “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa maamul cusub oo dhameystiran u magacowday Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa Maamulka cusub ee loo magacaabay Degmada Mahadaay waxaa guddoomiye loogu magacaabay mudane Axmed Xuseen Afrax iyadoona dikreeto ka soo baxday Wasaaradda arrimaha gudaha lagu magacaabay maamulkaasi oo dhameytiran oo muddo lix bilood ah shaqeyn doono kaasi oo KMG ah.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Haddaba wareegtadaasi oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay warbaahinta Qaranka ayaa waxaa lagu yiri.

1.Axmed Xuseen Afrax Guddoomiye Degmada Mahadaay

2.Cabdulle Xuseen Maxamuud Gud.K/X.Siyaasadda iyo Amniga Degmada

3.Maxamuud Bashiir Qaasim Gud.K/X.Maamulka iyo Maaliyadda Degmada

4.Saalax Fuliil Maxamuud Gud.K/X.Arrimaha Bulshada Degmada

5.Ciiley Warsame Faarax Gud.K/X.Arrimaha Federaalka iyo Dib uheshiisiinta

6.Cali Cabdi Aadan Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Mahadaay

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa waregatada lagu magacaabay maamulka Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelaha Dhexe ku saxiixnaa.

Previous Post

Daawo Sawirrada Qeybta Cusub ee Garoonka Aadan Cadde Oo Shaqo Bilaabay

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarrigga ka jaray waddo la dayactiray “Sawiro”

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarrigga ka jaray waddo la dayactiray “Sawiro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarrigga ka jaray waddo la dayactiray “Sawiro”

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In