Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada qeybta cusub ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo shaqo bilaabay kaddib casriyeen Shirkadda Favori ee walaalaha Turkiga ay ku sameeyeen, iyadoo ay u riyaaqeen qaabka loo casriyeeyay dadka Soomaaliyeed ee saakay ka duulaya iyo kuwa ka soo dagaya.
Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...



























