Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Gaashaan Oo Soo Afjaray Howlgalkii Ay Ka Sameeyeen Hotel Maka Al Mukarama

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Gaashaan Oo Soo Afjaray Howlgalkii Ay Ka Sameeyeen Hotel Maka Al Mukarama
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa soo gaba gabeeyay howgalka Hotel Maka Al Mukarama ay ka sameeyeen oo Maleeshiyaadka Nabad diidka ee UGUS ay ku qaadeen, iyadoo ciidamada ay ku dileen Hotelka Dhagar qabayaashii weerarka soo qaaday.

Ciidamada ayaa soo bad baadiyay dadkii hotelka ku jiray oo isugu jiray Mas’uuliyiin,Siyaasiyiin, Ganacsato, dad shacab ah, iyo shaqaalaha hotelka, waxaana guud ahaan hotelka gacanta ku haya Ciidamada sida gar gaarka ah u tababaran ee Gaashaan.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka C/casiis Maxamuud Guuleed Africa oo ku sugan Dabaqa Sare ee Hoel Maka Al Mukarama ayaa soo sheegaya in Ciidamada oo howlgalka soo afjaray ay tira koob ku hayaan qasaaraha ka dhashay weerarkaasi bahalnmimada ah.

Kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS ayaa markii ay ku jabeen weeraradii is xig xigay ee ciidamada qalabka sida ku qaadeen waxa caro ay kala dul dhaceen dadka shacabka ah, iyagoo awoodoodii ku soo koobay beegsiga dadka shacabka ah iyo in ay isku qarxiyaan Goobaha dadka ay isugu yimaadaan.

Previous Post

Qaar kamid ah Shaqaalaha Dabdamiska gobolka Banaadir oo Tababar Loogu soo xiray Nairobi”SAWIRRO”

Next Post

Sawirro Madaxweynaha oo gaaray Sharm El Sheikh kana qeybgalaya shir madaxeedka carabta

Next Post
Sawirro Madaxweynaha oo gaaray Sharm El Sheikh kana qeybgalaya shir madaxeedka carabta

Sawirro Madaxweynaha oo gaaray Sharm El Sheikh kana qeybgalaya shir madaxeedka carabta

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In