Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo ka qayb galay Dood cilmiyeed looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka ”SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo ka qayb galay Dood cilmiyeed looga hadlayay dhibaatooyinka Tahriibka ”SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax ayaa habeenkii Xalay ahayd ka qayb galay Dood Cilmiyeed looga hadlayay Dhibaatooyinka ay leeyihiin Tahriibka iyo sidii loo joojin lahaa, doodaas oo ay soo abaabuleen Urur ay lagu magacaabo Kulanka Xarakooyinka Dacwooyinka Soomaaliya ee Suudaan.

Dood cilmiyeedkan oo ay Marti ku ahaayeen Culumo Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa Sheekh Maxamuud Maxamed Shibili ayaa ka hadlay Diin ahaan xukunka uu ka qabo Tahriibka iyo lacagaha laga tacbo oo ay ka helaan Muqalasiinta ka shaqeeya Tahriibinta iyo Xawaaladaha gacan ka geysta in ay fududeeyaan Tahriibinta.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Sheekh Shibili ayaa sheegay in dhamaan Xaaraan yihiin tahriibka isaga oo keenayay Sababaha Diin ahaan xaaraan u tahay tusaalena usoo qaatay in lacagta laga qaado Tahriibayaasha aan lala soo hishiin ee marka loo geeyo Magafe oo Liibaya jooga lagu amro qaraabada Tahriibaha lacag aysan awoodin bixinteeda oo aan hishiis iyo is afgarad ku dhisneen.

Dr.Cali Sheekh Maxamuud oo isna ka hadlayay Dood Cilmiyeedkaas ayaa kasoo sheekeeyay dhibaatooyinka Tahriibayaasha soo maraan iyo wadooyinka kala duwan ay kasoo galaan isaga oo xusay qisooyin aad u murugo badan oo lagu sameeyay Tahriibayaal Soomaali ah oo la fara xumeeyay Gabdho iyo Wiilal isugu jira.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Danjire Maxamed Cabdulaahu Ugaas Faarax ayaa isaga dhankiisa ka hadlay Dhibaatootinka Tahriibka ku haayo Umadda Soomaaliyeed gaar ahaa dhalinyaradii Soomaaliyeed oo maalin walba shilal gaari ah ugu dhimanaya Wadooyinka ka baxa Dalkan Suudaan ee aada Dalkaas Liibiya.

Danjire Maxamed Ugas ayaa sidoo kale sheegay in waxii hada ka dambeeya aysan marnaba la ogalaan doonin in Tahriibka sii socdo Safaaraddana ay talaabo adag ka qaadi doonto dhalin yarada ka shaqeeya wax tahriibinta.

Safiirka ayaa intaas kusii diray in Safaaradda oo kaashanaysa Dowladda Suudaan ay bilaabayaan dhawaan ola ole lagula dagaalamayo Tahriibka dhawaana war lagu farxo soo gaari doono dhagaha umadda Soomaaliyeed.

Ugu Dambeyntii Safiir Maxamed C/laahi Ugaas Faarax ayaa ugu baaqay dhalinyarada ka shaqeysa Tahriibinta in Wadanka Suudaan isaga baxaan ka hor inta aysan Xabsi ku dhex dhibaatoon.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Next Post

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirmadaxeedka Jaamacadda Carabta ee Sharm El Sheikh “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirmadaxeedka Jaamacadda Carabta ee Sharm El Sheikh “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay shirmadaxeedka Jaamacadda Carabta ee Sharm El Sheikh "SAWIRRO"

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In