Tuesday, April 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi uu hoggaaminayay oo dib ugu soo laabtay Dalka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Madaxweynaha J. F. S. oo galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde si diirran ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, iyo Qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.

Madaxweyne  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Sharma El Sheikh ee Dalka Masar uga soo qeybgalay shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta oo shalay ka furmay Dalka Masar.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shirkaasi ka jeediyay Qudbad uu kaga hadlayay horumarka  Soomaaliya ay ka sameeyay dhinacayada Siyaasadda, Ammaanka iyo Dhaqalaha.

Sidoo kale Madaxweynaha  ayaa intii uu ku sugnaa dalka Masar kulamo gaar gaar ah la qaatay hoggaamiyeyaasha wadamada carabta ee ka soo qeybgalay shirkaasi iyo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay  Banki Moon.

IMG_6044 IMG_6047 IMG_6049 IMG_6050 IMG_6052 IMG_6079 IMG_6085 IMG_6086 IMG_6090 IMG_6092 IMG_6096 IMG_6097 IMG_6129 IMG_6131 IMG_6132 IMG_6133 IMG_6135 IMG_6137 IMG_6149 IMG_6150 IMG_6152

Sawir Qaade: C/qaadir Maxamed Xasan “Timoos”

Previous Post

Wadamada Jaamacadda Carabta oo isku raacay in ay sameeyaan Ciidan wadajir ah

Next Post

Marxuum Yuusuf Bari Bari oo lagu aasay Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Marxuum Yuusuf Bari Bari oo lagu aasay Garoowe “SAWIRRO”

Marxuum Yuusuf Bari Bari oo lagu aasay Garoowe “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qeybgalay kulanka Nabad dhisidda

April 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

April 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu meel mariyay Xeer-nidaamiyaha Cafiska Guud

April 13, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In