Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal”Dhegeyso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawacadan loo heystay dad galay dambiyo kala duwan oo isugu jira dil, dhac iyo kufsi ayaa maanta waxaa u fadhiisatay Maxkamadda gobolka Banaadir kadib markii xafiiska xeer ilaalinta qaranka ay qaadiyaasha Maxkamadda ay u soo gudbiyeen dambiyada dadkan loo heystay.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Qaranka Dr Maxamed Xasan Nuur ayaa soo jeediyay dacwadaha loo heystay eedeysaniyaashan maanta la horkeenay Maxkamadd.

Related posts

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026

Eedeysanayaasha maanta ay dhegeysantay dacawadooda Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa tiro ahaan gaarayay 10 eedeysane iyadoo Maxkamaddu dhegesatay dawacadaha loo heystay iyo Qareenada difaacayay eedesanayaasha kadib 5 kamid ah 10 eedeysane waxaa ay ku kala xukuntay 3 kamid ah dil toogasho ah halka labo kale lagu xukumay xabsiyo u dhexeeya 5 sano iyo xabsi daa’in sida uu ku dhawaaqay Xasan Maxamuud Cabdi oo ah gudoomiye ku xigeenka Maxkamadda gobolka Banaadir.

DHEGSYSO

https://radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/03/CODKA-XAAKIMKA.wma
Previous Post

Horjooge kooxda UGUS ka tirsanaa oo isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya

Next Post

Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”

Next Post
Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”

Xafiiska UNSOM oo ciidanka Boliiska Puntland ku wareejiyey qalab dab dhaliye ah”SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In