Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo soo dhaweeyay dowrka warbaahinta dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa u hambalyeeyay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta, isagoo tilmaamay in howl adag ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

“Dowrka uu leeyahay SNTV iyo dowrka Radio Muqdisho wuu ka duwan yahay dowrka ay leeyihiin Raadiyeyaasha kale iyo TV-yada kale ee gaarka loo leeyahay” ayuu yiri Guddoomiye Jawaari oo sheegay in masuuliyadda hay’addan ay tahay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay gaarsiyaan wararka iyo waxa ka jira waddankooda.

Related posts

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026

“Dastuuryan, waxaan si gaar ah Mahad uga celinayaa dowrka SNTV iyo Radio Muqdisho ay ka qaataan tabinta howlaha iyo howl-qabadka golaha shacabka, dastuuriyan kulammada baarlamaanka waa kuwo dadka shacabka ah u furan, maaddaama ay dadku meelo badan uu kala joogo (Imaan Karin fadhiyada)waxaa kaalintaas gacan naga siiyay TV-ga qaranka iyo Radiyo Muqdisho.

Sidoo kale wuxuu guddoomiyuhu sheegay in sanadkan dowladda ay u taallo shaqo badan isla markaana looga baahan yahay warbaahinta dowladdu inay qeyb weyn ka qaadato sidii shacabka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa howlaha ay dowladda Soomaaliyeed hirgalinayso, ayadoo aragtida shacabka la soo baahinayo si loo gaaro hiigsiga 2016-ka.

Previous Post

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay SNTV iyo Radio Muqdisho

Next Post

Hay’adaha ammaanka Uganda oo heegan la galiyay

Next Post
Hay’adaha ammaanka Uganda oo heegan la galiyay

Hay'adaha ammaanka Uganda oo heegan la galiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo...

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Diinsoor oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In