Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda Jobkey oo u fariistay Imtixaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacadda Jobkey oo u fariistay Imtixaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In kabadan 2,500 oo arday oo wax ka barata Jaamacadda Jobkey ee magaalada Muqdisho ayaa u fariistay imtixaanka Jaamacadda, kaasi oo lagu qabanayo ilaa iyo afar xarumood oo labo ka mid ah ay Jaamacaddu ku leedahay Muqdisho, halka labada kale ay ku yaalaan magaalooyinka Jowhar iyo Beladweyne ee gobollada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan.

Madaxa Imtixaanaadka Jaamacadda Jobkey Siyaad Barre Sheekh ayaa tilmaamay in ardayda ay tiradoodu gaareyso labo kun, shan boqol, lixdan iyo labo qof, isla markaana uu u rajeeyay in ay  ku guuleystaan imtixaanka midterm-ka ee sanadkan.

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

“Waxaan u rajeynayaa ardayda ka qeyb qaadaneysa imtixaanka in ay guulo ka soo hoyaan, isla markaana keenaan natiijooyin wax kuool ah, waxaana u mahadcelinayaa maamulka sare ee Jaamacadda oo had iyo jeer isku howla kor u qaadida aqoonta ardayda wax ka barata Jaamacadda Jobkey” ayuu yiri Siyaad Barre.

Dhinaca kale, Madaxa Imtixaanaadka Jaamacadda Jobkey ayaa sheegay in qeybta Masterka ama heerka labaad ee Jaamacadda ay kala kaashanayaan Jaamacadda Cavendish ee dalka Uganda, iyagoo qaadanaya arday cusub oo noqoneysa dufcadii labaad, isagoo ugu baaqay ardayda Soomaaliyeed iney ka faa’ideystaan, iskana diiwaangeliyaan xarumaha Jaamacaddaas, iyadoo ardayda la qaadanayo ay tahay mid xadidan.

IMG_0151 IMG_0161 IMG_0163 jobb_1 jobb_7

Previous Post

Guddoomiyeyaal degmo oo xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay “SAWIRRO”

Next Post

Saraakiil ka tirsan ciidanka XDS oo tababar uga socda dalka Turkiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Next Post
Saraakiil ka tirsan ciidanka XDS oo tababar uga socda dalka Turkiga oo la kormeeray  “SAWIRRO”

Saraakiil ka tirsan ciidanka XDS oo tababar uga socda dalka Turkiga oo la kormeeray “SAWIRRO”

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In