Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeeenka caafimaadka oo xariga ka jaray Qaybta Dhimirka Isbitaalka Laansareeti oo dib u dhis lagu sameeeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudo 25 sanno ka dib ah ayaa waxaa dib loo howlgaliyay Isbitaalkii Forlaniini ama laansareeti oo ku yaala Degmada Cabdi casiis ee Gobolka Banaadir qaybtii  qaabilsaneed Cudurada Dhimirka waxaana Dayactir ku sameeyay qaybtaas oo maanta uu xariga ka jaray wasiir ku xigeeenka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Shirkada Dahabshiil oo ka mid ah Shirkadaha ganacsiga ee dalka ka jira.

Mudane Cusmaan Maxamed Cabdi Daalo Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan mas,uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradaas ayaa waxaa ay ku soo wareeegeeen qaybaha uu ka koobanyahay isbitaalka waxaana warbixin ka siiyay dib u dhiska iyo adeegyada uu qaban doono maamulka isbitaalka .

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026

Agaasimaha Qaybta dhismaha lagu sameeyay ee Isbitaalka laansareeeti Drs Faadumo Cabdi Macow ayaa waxaa ay ka codsatay Hay,adaha iyo shirkadaha Ganacsiga in ay qayb ka qaataan daryelka dadka dhimirka la.

Gudoomiyaha degmada Cabdul Casiis Cusmaan Muxidiin Cali Cariif oo isna ka hadlay furitaanka Isbitaalka Laansareeti qaybtiisa Dhimirka ayaa waxaa uu sheegay in maamul ahaan ay gacanweyn ka geysanayaan in isbitaalka uu shaqeeyo isla markaana ay diyaar u yihiin in dhinacyada amaanka iyo nadaafada ay gacanweyn ka geestaan .

Wasiir ku xigeeenka  Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Maxamed Cabdi Daalo oo gabagabadii ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in muhiimad weyn ay u tahay wasaaradda iyo guud ahaanba bulshada Soomaaliyeed in dib loo howlgaliyo 25 sanno ka dib isbitaalka laansareeeti waxaana uu ugu baaqay shirkadaha iyo hay,adaha in ay doorkooda ka qaataan.

“Sharafweyn waxaa inoo ah in aan ka soo qayb galno furitaanka Qaybta Dhimirka Isbitaalkii Laansareeti oo dib u dhis lagu sameeyay runtii mahad ayaan u celinayaa shirkadda Dahabshiil oo distay shirkadaha kalena waxaan leeyahay doorkiina qaatay oo bulshada adeeegyada loo qabanayo kaalin ka qaata”ayuu yiri Mudane Daalo.

Previous Post

Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Cadaaladda Turkiga iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar” Sawirro”

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka Usoo Xeray Kulan Howleed Kampala Uga Socday “SAWIRRO”

Next Post
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka Usoo Xeray Kulan Howleed Kampala Uga Socday “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Axsaabta Ee Baarlamaanka Usoo Xeray Kulan Howleed Kampala Uga Socday “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelada, iyo...

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In