Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo maanta Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubaland

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya oo maanta Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubaland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi raxmaan Yuusuf Cali Caynte iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxaa ay gaareen  magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose halkaa oo wasiirka ay ku soo dhaweeyeen mas,uuliyiinta ka tirsan maamulka KMG ah ee Jubaland .

Wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ku soo dhaweeyay mas,uuliyiin ka tirsan maamulka jubaland waxaana loo galbiyay madaxtooyada maamulkaas halkaas oo uu wasiirku kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam {Axmed Madoobe} .

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Wariyaha Radiomuqdisho ee la socda wafdiga wasiirka ayaa soo sheegaya in wasiirka Qorsheynta Mudane Caynte iyo Madaxwe Jubaland ay ka wada hadleeen arimo ay ka mid yihiin in ay wada shaqeeyaan Dowladda dhexe iyo Maamulka jubaland sidoo kale in uu jiro  qorshe guud oo ay ku wada shaqeeyaan wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhexe iyo maamulkaas wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya iyo wasiirka qorsheynta Maamulka Jubaland ayaa waxaa ay kala saxiixdeen heshiis sadax qodob ka kooban oo qeexaya wada shaqeyn wanaagsan oo dhexmarta labada dhinac.

Akhriso:

heshiis

Previous Post

Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Xiliga uu Furmayo Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Soomaaliya “VIDEO”

Next Post

Madaxweynaha oo ku dhawaaqay waqtiga shirka maamul usameynta gobolada dhexe furmayo iyo Caasimada maamulkaas

Next Post
Madaxweynaha oo ku dhawaaqay waqtiga shirka maamul usameynta gobolada dhexe furmayo iyo Caasimada maamulkaas

Madaxweynaha oo ku dhawaaqay waqtiga shirka maamul usameynta gobolada dhexe furmayo iyo Caasimada maamulkaas

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In